My French is bad: Af Faransiiskeeygu ma fiicna
|
I need to practice my French: Waxaan u baahanay inaan ku hadlo ama ku cel celiyo Af Faransiiskeeyga
|
Don't worry!: Waxba ha wal-welin!
|
Excuse me? : Iga raali ahaw(iigu celi)!
|
Sorry: Waan ka xumahay
|
No problem!: Wax dhibaato ah ma leh
|
Can you repeat?: Ma ku soo celin kartaa
|
Can you speak slowly?: Si tartiib ah ma u hadli kartaa?
|
Write it down please!: Fadlan qor!
|
I don't understand!: Ma fahmi karo!
|
Did you understand what I said?: Ma fahamtay waxaan iri?
|
What is this?: Waxani waa maxay?
|
I don't know!: Ma aqaani
|
What's that called in French?: Maxaa Af Faransii waxaas lagu dhahaa?
|
What does that word mean in English?: Maxaa af Ingiriis lagu dhahaa micnaha ereygaas?
|
How do you say "OK" in French?: Sidee baa af Faransiis loogu dhahaa "OK"
|
Is that right?: Taasi ma saxbaa?
|
Is that wrong?: Taasi ma khalad baa?
|
What should I say?: Maxaan dhahaa? |
What?: Maxay? |