The yellow pen is easy to find: Weey fududahay in la helo qalinka jaalahaa
|
A yellow pen is easy to find: Weey fududahay in qalin jaale ah la helo
|
A French teacher is here: Halkaan buu joogaa macalinka Af Faransiiska
|
The French teacher is here: Macalinkii Af Faransiiska halkaan buu joogaa
|
Some languages are hard: Qaar luuqadaha ka mid ah waa adeeyg
|
Many languages are easy: Luuqado badan ayaa fudud
|
The student speaks Korean: Ardeydu waxeey ku hadlaan Af Kuuriyaan
|
A student speaks Korean: Arday baa Af Kuuriyaan ku hadla
|
Some students speak Korean: Qaar baa ardayda Af Kuuriyaan ku hadla
|
Many students speak Korean: Arday badan baa Af Kuuriyaan ku hadasha
|
This student speaks Korean: Ardeygaanu Af Kuuriyaan buu ku hadlaa
|
That student speaks Korean: Ardeygaasu Af Kuuriyaan buu ku hadlaa
|
These students speak Korean: Ardeydaanu Af Kuuriyaan beey ku hadlaan |
Those students speak Korean: Ardeydaasu Af Kuuriyaan beey ku hadlaan |